
Madaxweynah Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamud.
Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa Madaxwaynaha Cusub waxuu u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada Qaran ee loo doortay.
Leave a Reply