Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.
Axamad adiga waad nasiib
Badantahay laakiin waa
Inaad dhaaftaa jubaland
Oo aad dadka kumarabaane
Aad dhaaftaa
Xasan sheikh ninka
Mucaaradi doono waa adiga
Oo uhuro ushaqayanaayo
Inkasta oo xasan naftiisa
Uu daciif yahay inaad jubaland xoog kuhaysato
Mastodon doonto
Ogow midaas wixii hada
Kadanbeeyo