Daawo:Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxwayne Xasan Sheekh oo Kulan Kale Madaxtooyada ku yeeshay

Xasansheekh

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka.

Dhanka Kale Labada Madaxwayne ayaa isku raacay Maalinta Xilwareejinta inay Noqoto Maalinta Isniinta ah ee Bisha ku beegan tahay 23 May 20222.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.