
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Safar shaqo oo maalma kooban qaadan doona u ambabaxay Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga.
Guddoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa halkaas uga qeyb gali doono shir muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iskaashiga magaalooyinka Muqdisho iyo Konya.




Leave a Reply