Xildhibaan Mahad ayaa ka Digay in Xil ka qaadis lagu Sameeyo Madaxwayne laftagareen

asluub

Xaflad Lagu Soo Dhaweynayay Xildhibaan Mahad Cabdirahmaan Aadan horayna u ahaa Taliyihii Ciidan Asluubta Soomaaliyeed ayaa Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Xafladaan Soo Dhawaynta ahayd ayaa Waxaa Kasoo Qeyb galay Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo iyo Mas’uuliyiin Katirsan DGKGS.

Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa ka digay in isbadal lagu sameeyo maamulka Koonfurgalbeed gaar ahaan Madaxwayne Laftagareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.