Faah faahino ayaa kasoo baxaya mid kamid ah Ciidanka Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Marxuum Xuseen Abuukar ayaa lagu dilay Degmada Xamar Jabjab ee gobolka Banaadir waxaa la xaqiijiyay inuu u geeriyooday rasaas uu ku furay Askari Booliska ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ciidamo Boolis ayaa goobta uu falku ka dhacay ka qaaday Meydka Maruum Xuseen Abuukar Nuur waxaayna Ciidamada Amniga ku guulaysteen inay soo qabtaan Askarigii gacan ku dhiiglaha ahaa.
Leave a Reply