Degmada Afgooyo ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta ka dhacay Qarax kaas ahaa nooca dhulka lagu aaso waxaana uu ka dhacay Guri uu daganaa Guddomiyihii hore ee Amniga Afgooyo.
Labo qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay sadex kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax maanta ka dhacay Degmada Afgooye.
Leave a Reply