Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

khadiijo

Sawiro:Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Kufsaday Shaqadii Wasaarada Gargaarka Soomaaliya

28th May 2022 admin 0

Ergayga gaarka ah ee Arimaha Bini’aadantinimada Soomaaliya ee dhawaan magacaabay Madaxwayne Xasan Sheekh Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta Wasaarada Qorsheynta, […]

abaar

Daawo:Abaar Dhibaato ku haysa dadka iyo Xoolaha oo ka jirta Gobolka Bakool

28th May 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka bakool shiine Macalin Nuurow oo ka waraameyey Xaalada Abaaraha ayaa sheegay Gobolka kaliga ee si daran abaarta loogu dhintay waa bakool, gurmad deg […]

karaash

Karaash oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland

28th May 2022 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, oo ay u fariisteen in ka […]

bashiir

Sheekh Bashiir ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida ku Timid Allaha unaxariistee Sheekh Cali Warsame Xasan

28th May 2022 admin 0

Gudoomiyaha Hay’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida ku Timid alle ha u naxariistee Sheekh Cali Warsame Xasan oo ku geeriyooday […]

cumar

Ciidamada Amniga oo Qabtay Askari dil u gaystay Mid kamida Ilaalada Cumar Filish

28th May 2022 admin 0

Faah faahino ayaa kasoo baxaya mid kamid ah Ciidanka Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish oo lagu dilay Magaalada […]

Xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Dhalinyarada Muqdisho

27th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaasoo xoogga saaraya […]

aqalka sare

Daawo:Cabdi Xaashi oo Walaac ka Muujiyey habka Qabiilka ah ee Xasan Sheekh wax ku magacaabayo

27th May 2022 admin 0

Guddomiyaha Aqalka Sqrre ee Soomaaliya Cabd8 Xaashi oo ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaa walaac ka […]

xasanshiiq

Daawo:Xasan Sheekh oo Balanqaaday inaan Afisyoone dib loogu noqon

27th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaa ku […]

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Magacaabay Lataliyaal Kale oo Cusub

26th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; 1. Ibraahim […]

aamino

Ugaaska Beesha Gaaljecel oo Xasan sheekh ka socday inay Cadaalad u Helaan Ikraan iyo aamino

26th May 2022 admin 0

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdulaahi oo ka qayb galay shir ay beelwaynta Gaaljecel ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ka codsaday sidii […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo Guddoomiyey Kulan Looga Hadlaayay dhismaha Goleyaasha deegaanka Galmudug

26th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta, Wasiirka Maaliyadda, Taliyaasha Ciidamada, […]

xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Mahadceliyey dowladda Imaaraadka Carabta

26th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan. Madaxweyne […]

Mahadsalaad

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Taliyaha Nabadsugida u Magacabaay Mahad Salad

26th May 2022 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, kaas oo loo magacaabay […]

tarsan

Daawo:Safiir Tarsan oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu Nairobi Yimaado si Khaadka Kenya loo furo

26th May 2022 admin 0

Safiirka Soomaliye ee dalka Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa Madaxwayne Xasan ugu baaqayaa in ay Nairobi noqoto Magaalada ugu horaysa ee uu yimaado si Ganacsiga […]

masjid

Culimada Magaalada Jowhar oo ku baaqay in laga qeyb-qaato dhamaystirka Masaajidka Abukar

26th May 2022 admin 0

Culimada Magaalada Jowhar ayaa waxay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqeen in laga qeyb-qaato dhamaystirka Masaajid Abukar kaas oo dhismahiisa uu marayo gabagabo.

Posts pagination

« 1 2 3 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes