
Muuse Biixi Oo Ka Qaybgalay Dabbaaldegga 20-Guurada Aas-Aaska Xisbiga Kulmiye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE. […]