Dhageyso:Xildhibaano Ka tirsan Golaha Shacabka oo Wali Wasiiro ka ah Maamul Goboleedyada

barlaman

Barlamaanka Dowlada federaalka ee Soomaaliya waxaa ka mid ah Xildhibaano Badan oo laga soo doortay Maamul goboleedyada kuwaas oo Wali iska casilin Xilalkii ay ka hayeen Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cabdillaahi Xasan Nuux oo ah Habdhawraha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka, ayaa u waramay weriye BBC isagoo war bixiyey waxa laga yeelayo Xildhibaanadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.