Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.
Madaxweyne Laftagareen ayaa socdaalkiisu daaranyahay ka qeyb galka caleemo saarka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Leave a Reply