Daawo;Madaxwayne Farmaajo oo Ku Baaqay in lala shaqeeyo Dowlada Cusub

Farmaajo

Madaxweyihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Xafladii Caleemo saarka Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa Bulshada ugu Baaqay In Dowladda la siiyo Fursad ay Umadda ugu Adeegto.

Dhanka Kale Madaxwayne farmaajo ayaa Madaxwaynaha cusub ugu baaqay inuu Garab taaganahay lala shaqeynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.