Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu si qalbi furan ula Shaqeyndoono Dowlada Soomaaliya.
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu si qalbi furan ula Shaqeyndoono Dowlada Soomaaliya.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Been ayuu shagayaa waa cadowga somalia
Yuusan iskadhigin nin
Somali uroon umana baahnin
Geele sida runtii ah
Waan ognahay somalia dhibka
Uu ugaystay taas oo waladhibanahy
Hadaba geele iskadaa somalia
Ee iskuday in aad banayso
Kursiga jabuuti 35years
It’s so long
Waan kunaqaanaa xasan ayaad
Rabtaa inaad qabiil
Kadhaadhiciso runtii waana
Ognahay xasan in uu san
Ahayen nin somali aay rabto
Farmaajo dadkii lahadlaayo
Dadkuna waxay layihiin xasan
Waanu naqaan
4years insha allaah farmaajo ll came back