
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemo-saarka Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.



Leave a Reply