
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo Munaasabadda Caleema-saarka Maxadweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si ka duwan Madax kale u yimid Caasimadda Muqdisho, wuxuuna Uhuru soo raacay diyaarad nooca Milateriga ah oo ay waheliyaan Ciidamo isaga u ugaar ah.
.


Leave a Reply