Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo Waftigii la Socday.
Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh in Kenya doonaysa in la Xaliyo Dhamaan Caqabadaha ka dhax jira labada Dal gaar ahaan kan saaran Khaadka.
Wasiirka Beeraha Kenya CS Peter Munya ayaa Sheegay Xayiraadii Khaadka Kenya saarnaa Labo sano la qaaday kadib markii Madaxwaynaha Kenya khamiistii kulan kula qaatay Muqdisho Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Kenya ayaa bilaabaysa dhoofinta khaadka Todobaadka Soo socda sida uu sheegay Wasiirka Beeraha Kenya Peter Munya.
hoos ka akhriso warbizintii wasiirka beeeaha kenya.
https://nation.africa/kenya/news/kenya-to-resume-miraa-exports-to-somalia-3844272
Asc
Bulshada somalida waxaan
Halkaan ku sogudbiyaa
Arika qaadka ee uu fasaxay
Xasan sh maxamuud taas oo
Umuuqato arin aan haboonayn
In aay udhacado sida deg dega
Ah ee aan kusalysnayn
Danta umada somalida dalka
Anagaa lah hadii xasan uu
Head of state noqaday mahan
Inuu wuxuu doono sayankaro
KENYA
Hogaanka kenya malahan
Balan iyo qowl loogu hagaago
Taas waxaa tusaale u ah
Hashisskii aay lagaleen dowladii hore farmaajo,
Kenya mucarad iyo muxaafad
Danta dalkooda way ushaqeeyaan saas ayaa lagadoonaayay maxada somalida
Hashiis
Kenya uu lagalay xasan iyo
Rooble oo ah kasamaynta
Lacag qaadka Kenya ee ah
Mid shaqsi uu xasan donaayo
Inùu dhaqaale ugu abuuro
Taas oo ku salaysan saxiibnimo, umalaynmaayo
In aay somalia dani ugujirto arinkaa uu xasan ku dhaqaaqay
Xasan sh maxamuud mahan nin
Iska calinkaro ajaanibta
Taasna waa xasan iyo dabacada
Uu Lee yahay
Hadaba somalia marka aan fiiriyo waxay gashay mugdi
Inkasta oo farmaajo uu
Wali noolyahay oo aan kafilankarno inuu dalka iyo
Dadka badbaadiyo
Allaah ayaa badbaadiye ah
Gunaadkii
XASAN SH MAXMUUD
HA OGAADO DALKU INUU KADHAXEEYO SOMALIA OO
UU KAXISHOODA FICILADA
DAD DAGA AH EE UU KUDHAQAAQO