
Culumada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay Inuusan Fasaxin Khaadka Kenya ka yimaada, Madaama dhiibatoi wayn u keenayo Shacabka Soomaaliyeed.
Sheekh Maxamuud Xaaji oo kamid ah Culimada ugu waawayn Puntland ayaa sharaxaya, dhibka ka dhalan kara hadii dowladda Soomaaliya ay fasaxdo Qaadkii laga keenijiray Kenya.
Leave a Reply