
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furaya Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntlan kaas oo ka dhacay Garoowe.
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Xubnaha Barlamaanka Puntland u sheegay in Miisaniyadii Maamulka Puntland boqolkiiba shan iyo toban hoos ku dhac ku yimid, waxaana hoos udhaca ku yimid miisaaniyada Puntland keenay lacagtii lagu galay doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.
Leave a Reply