
Xildhibaan Cabbdiqani Dhaashane oo Kamida Xildhibaanada Puntland ayaa mar uu ka warbixinayey Khudbadii Madaxwayne Deni u Jeediyey Barlamaanka Puntland ayaa waxaa uu sheegay Shacabka Puntland aysan aysan dhageysanayn waxqabadka Madaxwayne deni balse qalbiyadooda waxaa Fariistay Madaxwayne Farmaajo.
Leave a Reply