
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Gudoomiyihii hore Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland Dr Xamsa Cabdi Barre.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka loo igmada, Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa balan qaaday inuu ku shaqeyn doono sharuucda dalka u yaalo.
Leave a Reply