Hogaanka Sare ee ururka ONLF ayaa Soo booqday Wasaaradda Warfaafinta, Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan Abokor Dubbe ayaa kuso dhaweeyey wasaarada.
Saraakiisha ONLF oo uu hogaaminayay Maxamed Sheekh Mahdi Maadey tilmaamay inay u taaganyihiin Difaacida madaxbaanida dhuleed iyo jiritaan jinsiga Soomaaliyeed.
Leave a Reply