Qaar kamid ah Shirkadaha Diyaaradaha oo beeniyay in ay joojinayaan Duulimaadyadii Dalka

diyaarad

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Ururka diyaaradaha Soomaaliya (AOQ) ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo maalinta berri oo Axad ah ay joojinayaan dhammaan duulimaadyadii diyaaradaha ee Gobolada dalka kadib markii ay ku kolsoonaan waayeen Bad qabka Diyaaradaha iyo Rakaabka raacaya.

Qaarkamid ah Shirkadaha Diyaaradaha ayaa beeniyay in ay joojinayaan, Duulimaadyadii ay Diyaaradahooda ku tagi jireen Gobolada Dalka, waxayna sheegeen Go’aanka Guddiga Diyaaradaha inuusan ahayn mid loo dhan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.