
Madaxtooyada JFS ayaa ku martiqaadday Wariyeyaal ka tirsan Warbaahinta gaarka loo leeyahay shir saxaafadeed ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay Madaxweynaha jamhuuriyadda muddada uu xafiiska joogay
Afhayeenka Madaxwayne Xasan Sheekh Cabdikarim Cali Kaar ayaa soo bandhigay waxuu u qabsoomay Madaxwayne Xasan Sheekh, waxaana Kamida Magacaabista Ergeyga gaarka ah ee arrimaha biniáadanimada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Taliyaha Nabadsugida, Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya iyo Shaqaalaynta Dhalinta.
Leave a Reply