Isbitaalka Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wajahaya Xaalad halis ah, Agaasimaha Isbitaalka Dr Yaxye Cabdi Garruun ayaa sheegay in isbitaalka maalintii ay ku geeriyoodaan haweenka uurka leh iyo carruurta yar yar oo nafaqo daro ay heysto.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply