
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.
Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka
diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.
Dowlada Imaaradka ayaa inta Badan waxay ka shaqeynaysay Dhibka Shacabka soomaaliyeed, lamana garanayo Safarka Madaxwayne Xasan Sheekh waxa uu ka badalayo Xiriirka Labada dal.
Leave a Reply