
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani’ aadamnimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta soo gaary degmada doolow ee Gobolka Gedo Waxuuna booqday xeryaha barakacayaasha.
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani’ aadamnimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxuu la wareegay Shaqadii Wasaarada Gargaarka iyo Masiibooyinka, waxaana loo badinayaa in laga dhigi Doono Wasiirka Wasaarada Gargaarka Soomaaliya.
Leave a Reply