Gudoomiyaha Cusub ee Isboortiga Degmada Caabudwaaq Buraale Qooje ee gobolka galgaduud ayaa waxuu ka warbixiyey Musuq Maasuqa lagula kacay Dhismihii Garoonka Kubada Gacanta Degmada Caabudwaaq, waxuuna intaas ku daray Garoonku inuusan ahayn mid ay ku baxday 100 Kun oo Doolar.
Leave a Reply