
Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka Soomaaliya, Kaas oo laga Reebay Puntland.
Xubnaha ku matalaya Aqalka Sare Guddiga dastuurka ayaa ka kooban 5 xubnood, kuwaasi oo Xildhibaanada Aqalka sare ay cod gacantaag ah ku ansixiyeen, Waxayna Kala Yihiin.
- Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
- Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
- Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
- Senator Saalax Axmed Jaamac
- Senator Xasan Xuseen Xaaji.
Leave a Reply