
Ergayga gaarka ah ee Arimaha Bini’aadanimada u Magacaabay Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdiraxman Cabdi Shakur Warsame ayaa waxuu diiday inuu dhumiyey Kursigi xildhibaan ee ku fadhiya maadaama Madaxwaynaha Xasan Sheekh u magacaabay Ergayga gaarka ah ee Arimaha Bini’aadanimada kaas oo ka awood badan Wasiirka gargaarka Soomaaliya.
Leave a Reply