Wasiirka Biyaha Maamul Goboleedka Puntland Caarshe Maxamed Siciid oo Bulshada Puntland dood wadaag la kala qayb galay ayaa kashifay qorshaha Puntland kadib markii Deni uu waayay Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Ra’iisalwasaaraha dalka.
Wasiirka Biyaha Maamul Goboleedka Puntland Caarshe Maxamed Siciid oo sharaxaya fashilkii ku dhacay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa yiri.
“Muhiimaddu ma ahayn in Madaxweyne la beddelo oo Madaxweyne kale yimaado laakiin muhiimadda aan lahayn waxay ahayd Madaxweyne Siciid Abdullahi Deni Madaxweynaha federaalka Soomaaliya inuu noqdo, nasiib darradana eedeeda waxba yaan ka war wareegine Xildhibaannadeennii nagu matalaayey Federaalka baa iska lahaa, Teendhadaa soo fariisannay qalin iyo waraaqaa qaadannay codadkaasaa tirsanaynay wixi Ilaahay naga siiyo, go’aanka marka ninka XIldhibaankaa iyo gabadha xildhibaankaa iska leh, ciday u xariiqaan waaye, annagu waxaan ku xisaabtamaynay 80, 90 inaan ka hoosaynaynin wareegga koowaad, Madaxweynihi fadhiyaa ka hormarnay lkn codadki aan malaynaynay iyo wixi aan malaynaynay ma dhciin, dad badanoo lagu tashanaayay baanan nala tala ahayn”
Waxaa kaloo wasiirka Biyaha Puntland intaas ku daray inay Shaqo badan Puntland y taalo inaan ku mashquulno Federaal dhiskiis dambe noomaba yaallaba, runtii annagu federaal damboon ku mashquuleyno iyo toos toosin dambe geedkaa timirkaa fariisanaynaa shaqadeydaa qabsanaynaa annaga.
Dani waa nin aay kulansatay
1 nacayeb shaqsi ah
2 fahan laan kahaysato
Somali say waxa uqaybsato
3 asagoon ahayen waacid
3.5 farmajo inaan dhafiyo
Filada ayaan waday okay
Dhaafye maxaad hashay oo
Aan eed sokeeya ahaan anigoo
Og inaadan kala jaclayn
Sokeeye iyo shisheeye
Oo aan kawado sokeeye
Waa somali shisheeye waa
Kenyaan
Iska ooy Daniyo nexti 4years