Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay waxaana soo baxaya faah faahiino dheeeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi sababay qasaaro Dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo mid kamid ah uu ahaa darwalkii Gaariga aya ku geeriyooday Qarax Miino oo ay la beegsatay argagixisada Al-Shabaab kolanyo gadiid ah oo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte & Sarakiil ciidan kuwaa oo xiligaa howlgallo kawaday Buurta Qabno oo hoos taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Leave a Reply