
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel-gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Garoonka Diyaaradaha Wafdiga Madaxeynaha waxaa kuso dhoweyey Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka,Wasiiro,Xildhibaano,Maamulka Gobolka Baay,Kan Degmada Baydhabo,Odeyaasha Dhaqanka iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.
Leave a Reply