
Madaxwayne XasanSheekh oo Xamsa Cabdi u Magacabay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Dalka
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Gudoomiyihii hore Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland Dr Xamsa Cabdi Barre. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay […]