Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi M. Gulaid ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka Urur Gobolleedka IGAD oo looga hadlayay nabadda, abaaraha ku dhuftay dalalka geeska afrika,isbebadalka cilimada iyo arrimaha kale ee mudnaanta u leh gobolka.
Leave a Reply