Maayerka Magaalada Magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadiq Khan ayaa waxuu Xarunta looga Taliye Magaalada London ee loo yaqaano CITY HAll waxuu kusoo dhaweeyey Senator Ilahaan Cumar oo ka tirsan Congraska Dalka Maraykanka.
Mayor Sadiq Khan ayaa sheegay inuu ku fgaraxsan yahay la kulanka Congresswoman Ilhan Omar waxayna kawada hadleen sidii xiriir wanagsan loo sameyn lahaa.
Congresswoman Ilhan Omar iyo Mayor Sadiq Khan ayaa waxay aad u taageeraan LPGT ama dadka loo yaqaano Khaniisiinta.
Leave a Reply