Madaxweyne Laftagareen ayaa Munaasabada ciida awgeed ugu Hambaliyeeyey Dhamaan umada Muslimiinta

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.