Jeneraal Odawaa oo Shaaciyey Ciidamada XDS iyo kuwa ku Labisan dharka Ciidanka inay dhac ka gaysanayaan Muqdisho

odawaa

Taliya Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay,Amni darada ka jirto Magaalada Muqdisho.

Jeneraal Odowaa: ”Laga bilaabo maanta ma dooneyno in Askari Xoogga Dalka ka tirsan uu xaafadaha iyo suuqyada Tuute iyo Qori ku dhex wato.”

Jeneraal Odowaa: “Mar haddii waxa dhibka lagu geysanaayo ay tahay,Dareeska Ciidanka yihiin Waxay meel kadhac ku tahay Ciidanka Qaran”.

” Qofkasta oo qof kulabisan Dareeska Ciidanka Xoogga dhac u geesto,Ma dhahaayo,Qof Dareeska Ciidanka wataqaa i dhacay,Ama idilay,Balse Waxow oranayaa Ciidanka Dowladda ayaa idhacay.”

Hadalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku soo aadaya xili Dhammaan dagmooyinka Caasimadda Muqdisho ka jirtay Cabasho ku aaday Dhac iyo Dil joogta ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.