
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Agaasimayaasha Guud ku xog-wareeystay howlaha shaqo ay bulshada u ahyaan,isagoona faray dardar gelinta howlaha Qaranka.




Leave a Reply