Madaxweynaha Maamuk Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay.
Madaxwayne Deni intii joogay dalka itoobiya waxuu Madaxda dalkaas kala hadlay Sidii Itoobiya iyo Puntland ay yeelan lahaayeen xirir Ganacsi oo dhaw sida uu sheegay wasiir dowlaha ganacsiga itoobiya Xasa Macalin.
Leave a Reply