Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii maanta ka dhacay magaalada Jowhar kaas oo gaystay qasaaro isugu jira dhaawac, dhimasho iyo Burbur hantiyadeed.
Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen Sadex Qof waxaana dhaawac soo gaaray Todobo Qofood.
Leave a Reply