Guddiga Gurmadka Qaraxii Magaalada jawhar oo kormeeray goobta uu ka dhacay qaraxii shalay

qarax

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada ayaa kormeer u kuur gal ah ku tagay goobta uu ka dhacay qaraxii shalay iyo Xaafadaha uu saameeyay.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar oo horkacaya gudigaan ka kooban Howlwadeennada Madaxtooyada iyo Wasiiro ayaa wada qiimeynta, diiwaangalinta dadkii ku waxyeeloobay iyo tirada qasaaraha uu geeystay qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay Magaalada Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.