Afhayeenka Madaxtoiyada Soomaaliya Cabdikariim Cali kaar oo warbaahinta kula hadlaayey Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay hadal ay horay u sheegeen Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Taliya Nabadsugida Soomaaliya Mahad Saalaad oo la xariiray Ciidamada Eratariya Toobabarayso.
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh intuu mucaaradka ahaa ayaa waxiu sheegay in la gatay ciidamadii loo qaaday Dalka Eratariya, halka Taliyaha Nabad Sugida Mahad Salaad sheegay ciidamadii erataiya langeeyey inay ka nool yihiin 180 dhaawaca oo ku dhamaadeen dagaalkii Ethoobiya.
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay ciidamadii inay kusugan yihiin dalka Eratariya dhawaana dalka imaanayaan, wararkii horena been abuur ahaayeen.
Leave a Reply