Waa maahmaah micne badan xambaarsan waxaa loo adeegsadaa dhagar, qiyaano, xaasidnimo iyo nacayb meel ay soo galeen waxaa kale oo u dhaw maahmaahyo kale side:- Taas waxaa ka sii yaab badneyd in ka badan 5000 kun oo ciiddan Ruush ah oo dalka ku sugnaa in 48 saac looga saaray dalka ayyaga oo aan wax dareena qabin kuna baraarugey meel ayyan ka gorgortami Karin in ay baxaan oo guuraan ma ahee waxaana ka dhashay in ninkii madaxda ka ahaa jaajuusiintii Soofiyeeedka Haddaba waxaan saaka akhriyey soomaaliya oo cuna qabatayn caalamiya saaran tahay Reer Galbeed iyo Reer Bari labada quwadood ee adduunka ka jira maanta, isha ku hayeen ciidanka XDS iyo DFS in ay ku baraarugeen 5000 kun ciiddan Soomaaliya oo si qarsoodi ah Soomaaliya iyo Eritereeya si xeeladaysan u isku soo wada duub waxaa ii soo,baxay in dacaayada dalka dhexdiisa ay ka sameeyeen jaajuusiinta Soomaalida ah ee shisheeyaha u adeega ay dawladaha waaweyni ku ogaadeen arintan Ciiddanka Soomaalida ee lagu tababaray Eritereeye;- 1-Heshiiska tababarka ciiddankaan ee labada dawladood wuxuu ahaa qarsoodi. Waxaa kale ee ii soo baxday in doorashadii dalka ka dhacday lagu abaalmariyey Kooxdii Xarash Qaran min maamul ilaa muqdishow, tilaabadaas oo la mid ah tii labadii quwadood ee adduunkunagu sameeyeen 1977kii ee looga aargoostay madaxdii dalka ee uu hogaamiyaha u ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Maantana kooxdii Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo baa si la mid ah looga aarsaday waxayna madaxweyne nooga dhigeen Kooxdii Xaraash Qaran kii ugu xumaa ee ugu liitey si dib naloo ku celiyo si la mid ah 1977kii, waxaa marag muujin u soo qaadanayaa su’aalihii jaaliyada Soomaalida ay weydiiyeen safiirka mareeykanka oo ahaa sidaan;- 1-Kawaran doorashadii Soomaaliya ka dhacday? Wuxuu uga jawaabay Soomaaliya doorasho kama dhicin (WAXAY AHAYD XARAASH,(IT WAS AN AUCTION)
1-BEENI LUG KELIYA OO LA QABTO BAY LEEDAHAY.
2-GOD WALAALKAA HA QODIN HADDAAD QODANA HADHEEREYN KU DHICI
DOONTIDAANA MA OGIDE.
3-CEEBI WAA LABA AFMAROOJIS.
4-ILEYN NIMAAN XISHOONEYN DAGAAL XEELI KAMA HAYSO.
Waan u dhaadhici doonaa dulucdee aan soo qaato mid kale oo oraneysa (TAARIIKHDU WAA IS QORTAA) Cajalada baa dib iigu celisey 1977kii markii ciidankii Soomaalida ee Afrika caanka ka ahaa qabsaday dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya haysato ayyaga oo adeegsaday xeelad ayyan garan jaajuusiintii NATO IYO WARSO oo ahaa quwadihii adduunka ugu xooga badnaa siiba quburadii Midowgii Soofiyeedka ee gacanta ku hayey tabarada ciidanka yaga.
ee Soomaaliya joogay xilkiisii ku waayo, fadeexda dalkiisa ku dhacday darteed.
tababareen, arintaas oo ay ka dhalatay in ninkii jaajuusiinta Mareeykanka
Eritereeya ka joogtey madaxda ka ahaa xilkiisii ku waayo.
2-qaabka loo ururiyey ee gobolada dalka looga soo qaaday waxay ahayd
qarsoodi.
3-xogtooda iyo faylashoodu waxay ahayd qarsoodi.
4-Ugu horeyn waxaa jiritaanka ciidankaas dibada keenay jaajuusiinta Soomalida
ah ee shisheeyaha u shaqeeya oo ay ugu horeeyeen KOOXDII XARAASH
QARAN.
Barre.
2-Ciidanka ATMIS goormay ka baxayaan dalka? wuxuu Yiri ( WIIL BAAN ISKU ISKUUL AHAYN WAA DANBE BAAN KULANAY OO IYIRI, WAAN GUURSADAY LAAKIIN NAAGTII WAXAY I LEEDAHAY WAA KU NECBAHAY,WAA KU NECBAHAY,WAA KU NECBAHAY IGANA TEGI MEYSID), waxay ahayd jees jees
iyo bahdil (HUMILIATION), Aniga qof ahaan way ii muuqatey in wixii doorashada lagu sheegay ee Soomaliya ka dhacay ay ahayd hawl ay qabteen Jamis swan iyo safiirka Mareeykanka iyo intii la halmaashay. Maxay adiga kula tahay?
Leave a Reply