Wasiirkii Amniga Somaliya oo Lagu eedeeyey inuu Isbaaro u Dhigtay Qaadkii Kenya

elitehotel

Qaar ka mid ah gancstada Qaadka miirowga oo shir’jaraa’id ku qabtay Maagalada Muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiin gaar ah xirteen Gancsiga Qaadka ka yimaada dalka Kenya.

Linkiigaan Hoose ka daawo eedeynta loo Soo jeediyey Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Nuur.

https://fb.watch/eqE11rkcto/

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.