Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar ugu maqnaa Dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Dalka.
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kusoo dhoweeyay
Garoonka Diyaaradaha Aadan cade ee Magaalada Muqdisho
Madaxweyne Laftagareen ayaa sido kale usoo Safray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, labada Golle Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha uu Hogaaminayay ee maanta Dalka dib ugu soo laabtay.
Leave a Reply