Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo gaaray mid kamid ah goobaha uu dagaalku ku dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo ciidanka deegaanka ee xadka deegaanka uu la wadaago gobolka Hiiraan ee Soomaliya ayaa sheegay inay abuuri doonaan aag ka caaggan argagixisada oo ka baxsan deegaanka maamulka, gaar ahaan Gudaha Soomaaliya
Leave a Reply