
T-aliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidan xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo tababaray hoggaaminta xeeladaha dagaaka.
Saraakiishaan ayaa in muddo ah tababar ku qaadanayey xerada tabababarka ee Genaraal dhegga- badan, iyaga oo qaatay tababar la xiriira hoggaaminta iyo tabta dagaalka.








Leave a Reply