Wasiirkii Amniga Somaliya oo Lagu eedeeyey inuu Isbaaro u Dhigtay Qaadkii Kenya
Qaar ka mid ah gancstada Qaadka miirowga oo shir’jaraa’id ku qabtay Maagalada Muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiin gaar ah xirteen Gancsiga Qaadka ka yimaada dalka […]
Qaar ka mid ah gancstada Qaadka miirowga oo shir’jaraa’id ku qabtay Maagalada Muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiin gaar ah xirteen Gancsiga Qaadka ka yimaada dalka […]
Maxkamadda Degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah ku ridday laba dhallinyaro ah ,kadib markii laba cisho ka hor lagu qabtay howlgal […]
Waxaa Magaalada muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ka dhacay Dilal farabadan iyo afduub loo gaysnayo qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan Gabdhaha iyo wiilasha dhalinyarada […]
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor ayaa Maanta magacaabay laba Wasiir cusub oo kamid noqonaya Golaha Wasiiradiisa, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare […]
Ciidamado dulaan ku ah Itoobiya oo Tiro badan ku hubaysan gadiidka dagaalka ayaa waxay ka gudbeen xuduudka u dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Ilaa iyo […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah uga […]
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda kaas […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay […]
Odayaasha dhaqanka ee Beelwaynta Wagardhac oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Degmada Caabudwaaq ayaa Ka hadlay degmaynta Magaalada Galisoor, ayaa Fariin adag u direy Madaxweynaha Galmudug […]
Maqaalkaanu wuxuu toos ugu socdaa Ra’iisu Wasaara soomaaliyeed Mudani Xamse Cabdi Barre Marka hore HAMBALYO iga guddoon EEbbana ha kaa dhigo kii la mahadiyo. 1:- […]
Maamulka Degmada Jowhar oo kormeer ku tagay wabiga shabeele ayaa digniin ka soo saaray isticmaalka biyaha wabiga shabelle oo la sheegay in uu soo wado […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee ammmaanka […]
Ugu yaraan 17 xubnood oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka ayaa la xiray xilli ay ka qeyb galayeen mudaaharaad ay ku taageerayeen xuquuqda […]
Afhayeenka Madaxtoiyada Soomaaliya Cabdikariim Cali kaar oo warbaahinta kula hadlaayey Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay hadal ay horay u sheegeen Madaxwaynaha Soomaaliya […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes