
Afhayeenka gobolka Gedo Cali Jubba oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ay gudaha u soo galeen gobalka Gedo kuwaas oo kasoo gudbay Buundada xariirisa Labada Dal.
Ciidamada Itoobiya ayaa fariisimo ka sameystay goobo ay kamid tahay Garoonka diyaaradaha Degmada Doolow-Soomaaliya, kaas oo ahaa halbowlaha ay ka dagaan duulimaadyada aada Gobalka Gedo gaar ahaan dadka u socda degmooyinka Doolow iyo Baladxaawo.
Leave a Reply