Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ka mid ahaa xildhibaannadii diidanaa ansixinta xukuumadda cusub ayaa guddoomiyaha golaha shacabka ku eedeeyey in uu ku dhaqaaqay “Tallaabo aan sax ahayn, oo si qalad ah oo xaaraan ah uu ku ansixiyey xukuumadda”.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply